Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram Fanaanada ugu Iibka Badan Uguna Saamaynta Badan Bariga Dhexe 2017

Nancy Ajram Fanaanada ugu Iibka Badan Uguna Saamaynta Badan Bariga Dhexe 2017

2 min read
Comments Off on Nancy Ajram Fanaanada ugu Iibka Badan Uguna Saamaynta Badan Bariga Dhexe 2017
3
2,500

Xidigada caanka ah ee reer Lubnaan Nancy Ajram ayaa magazineka caalamiga ah ee Forbes u doortay inay tahay xidigada dhanka dumarka ugu Taageeraha badan uguna iibka badan dhanka Albumyada. Forbes ayaa xog uruurin ay sameeyen kuso ogaaday inay fanaanadan ku haysato barta internetka taageerayal 48Million.

Dhanka kalena Albumkeedi u dambeeyey ee Nancy9 ayaa ilaa hada kaalinta koowaad ku jira dhanka iibka tan iyo markuu soo dagay oo laga joogo mudo afar bilood ah wadamadaas ilaa hada aanay marna kaalinta koowaad hoos uga dhicin waxa ka mid ah Masar, Lubnaan, UAE, Bahrain iyo Marocco, Wadamada khalijkana ee so hadhay sida Suadi arabia & Kuwait top 2 ayay ka tahay.

Dhanka xafladahana waxay noqotay fanaanada ugu xafladaha badan Summer 2017 iyadoo dhigtay 6 xafladood oo waawayn oy ku wareegtay gobolada lubnaan sido kalena ka qayb gashay laba mahrajaan oo caalami ah oo lagu kala qabto Tounis & Jordan oo ay kasoo qayb galeen 20kun oo shacab ah.




Carthage Tounis

Jarash Jordan

Cyprus

Lebanon

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …