Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram oo Ruxday Cyprus

Nancy Ajram oo Ruxday Cyprus

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram oo Ruxday Cyprus
0
2,536

Xidigada caanbaxday ee u dhalatay Lebanon Nancy Ajram aya xaflad aad u baladhan ku qabatay Cyprus xafladas oo ay kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan oo Tageerayasheda ah iyado halkaa kuso bandhigtay heesahedi hore iyo kuwii dambe oo ay la qaadayen dadweynihi xaflada ku sugnaa.

Fanaanadan sida aadka ah looga jecelyahay aduunka aya hada ku  mashquulsan inay codkeeda saarto heesihii u dambeeyey e albumkeeda cusub ee ay suuqa kusii deyn doonto dhamaadka sanadkan.

14355552_1051493381638273_2076056440667289563_n

cto9wugw8aaubpd

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …