Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram iyo Mashaariic Fara Badan

Nancy Ajram iyo Mashaariic Fara Badan

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram iyo Mashaariic Fara Badan
0
4,951

Fanaanada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa dhamaystirtay sawiradii coverka albumkeeda cusub ee NANCY9 oo la filayo inuu suuqyada kusoo dagi doono Bisha December. Sidoo kale waxa ay Nancy duubtay qaybtey ku lahayd xayasiiska barnaamijka ARAB IDOL qaybtiisi 4aad oo bilaabmi doonta dhawaan.

[espro-slider id=696]

Waxaana xusid mudan in ay Nancy ku leedahay xaflad balaadhan magaalada London iyadoo halkaa kula kulmi doonta jaaliyada carabta iyo taagerayasheda kale een carabta ahayn.




 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …