Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram Fanaanada Ugu Saameynta Badan Bariga Dhexe

Nancy Ajram Fanaanada Ugu Saameynta Badan Bariga Dhexe

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram Fanaanada Ugu Saameynta Badan Bariga Dhexe
0
1,972

Magazine-ka caanka ah ee Middle-East ayaa soo dhajiyay 50ka qof ee ugu saameynta badan bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika, iyadoo dadka lasoo xulay ay iskugu jiran Siyaasiyiin, ciyaartoy, Weriyayaal, Ganacsato iyo Fanaaniin. Shakhsiyadaha lasoo doortay waxa ka mid ahayd Xidigada caanka ah ee Nancy Ajram oo gashay kaalinta 15aad iyadoo lagu tilmaamey inay tahay fanaanada ugu saameynta badan bulshoda dhexdeeda iyo dhalinyarada.

12115581_10153883828265934_6733906826148769814_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …