Home Celebrity News & Gossip Daawo Ajaanib iyo Carab Buux dhaafiyay Xaflada NANCY AJRAM ee London

Daawo Ajaanib iyo Carab Buux dhaafiyay Xaflada NANCY AJRAM ee London

1 min read
Comments Off on Daawo Ajaanib iyo Carab Buux dhaafiyay Xaflada NANCY AJRAM ee London
0
1,567

Fanaanada caanka ah e Nancy Ajram ayaa xaflad balaadhan ku dhigtay magalada London xafladaas oo dhawr usbuuc ka hor intaaney dhicinba lasii dhameystay tigidhaantii lagu galayay. Waxaana xusid mudan in dadka kasoo qayb gala aanay ahayn kaliyaata jaaliyada carabta ee degan magaaladas se dad cadaan ah ay joogeen oo usoo daawasho tagay fanaanadan aadka looga jecelyahay daafaha dunida.

[espro-slider id=1289]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …