Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram & Najwa Karam iyo Dagaal Fool Ka Fool ah

Nancy Ajram & Najwa Karam iyo Dagaal Fool Ka Fool ah

2 min read
Comments Off on Nancy Ajram & Najwa Karam iyo Dagaal Fool Ka Fool ah
0
2,802

Waxa si weyn dadweynaha iyo saxaafada carabtu u sugayaan labada album ee tartanka ugu culus ka dhexeen doono 2017 oo ay soo wadaan Xidigadaha Lubnaan ee Nancy Ajram iyo Najwa Karam oo Bisha 12aad u doortay inay soo dajiyaan Labadooda Album. Labadan fanaanadod oo garoonka Albumyada ka maqnaa mudo ka badan 2sano midaas oo sababtay inay suuqa albumyadu u xiiso waxaana xusid mudan inay Labadooduba codka saareen doorteena heesaha ku jiri doona labada album sidoo kale coverka albumka diyaariyeen gacantana ka saaren shirkada sameen donta coppy-yada albumyadooda.

Dadka qiimeeya fanka iyo suuqa albumyada ayaa sheegay in labadan fanaanadodba taagerayaal fara badan leeyihiin Lubnaan gudaheedana laga yaabo in ay Najwa Karam kagaa awood badnaato maadama oo aanay lahjad kale ku heesin oo an ahayn Lubnaaniga se Nancy se ay cadahay inay Khaliijka iyo masar iyo Woqooyiga afrikaba kaga gacan sareyso maadama oo ay taagerayaasha ugu badan ay ku leedahay madama oo lahjado kala duwan ay ku heesto.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …