Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram oo Ku Dhawaaqday Magaca Albumkeeda Cusub

Nancy Ajram oo Ku Dhawaaqday Magaca Albumkeeda Cusub

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram oo Ku Dhawaaqday Magaca Albumkeeda Cusub
0
1,489

Fanaanada caanka ah ee Nancy Ajram ayaa bogeeda ay ku ledahay barta twitterka kusoo qortay magaca albumkeeda cusub ee ay magaca uga dhigtay “Xaasa Biik” oo Somali ku noqonaysa (Waan ku dareemayaa). Hadaba Albumkan sida weyn loo wada sugayo ayey sheegtay inuu sameeyntiisu waqti badan ka qaatay oo ay rajaynayso inay dadku jeclaan doonan siday iyaduba u jeceshay.

 

Waxaana xusid mudan inay Nancy ka qayb gashay xaflad furitaan oo ay ledahay shirkad calami ah oo ay u tahay wejigeeda xayasiiska oo ka furaneysey meherad Mallka Emirateska.

[espro-slider id=1874]

 

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …