Home Celebrity News & Gossip Nancy Ajram oo Caawimo gaadhsiisay Qaxoontiga Suuriya

Nancy Ajram oo Caawimo gaadhsiisay Qaxoontiga Suuriya

1 min read
Comments Off on Nancy Ajram oo Caawimo gaadhsiisay Qaxoontiga Suuriya
0
3,368

Fanaanada caanka ah ee Nancy Ajram ahna Safiirada Unicef ee Bariga Dhexe iyo woqooyiga Afrika ayaa marti u ahayd barnaamijka laga sii daayo mbc ee fashionka ee Project Runway iyadoo dooratay in Dhar tolayaashu ay u sameeyaan Koodhadh munaasib ku ah qaxoontiga Suuriya ee ku sugan Lubnaan maadama oo xiligii qabowga la galayo Waana la fuliyay dalabka Nancy koodhadh badana looso diyaariyo dadkan duruufta adag ku jira loona qaybiyay waxaana maalgalisey mashruucan khayriga ah MBC AMAL.1080825_10200430234580152_1028215200_n 13872668_1024668470903075_5710686566860391565_n 1085530_10200430234620153_1988634753_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …