Home Celebrity News & Gossip Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!

Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!

1 min read
Comments Off on Nasteexo Indho: Garoowe waan u xiisay!
0
16,910

Fanaanada caanka ah ee Nasteexo Indho ayaa bogeeda baraha bulshada kusoo bandhigtay sawiro ay ku gashay Garoowe markay tagtay sanadkan iyadoo soo raacisay qoraal ay leedahay “I miss garoowe”.

[espro-slider id=807]

Waxaana xusid mudan in Nasteexo ay wareeg xaflado ah rabtay inay ku samayso sanadkan Garoowe iyo Hargeisa se ay u suurtogeli wayday ka dib Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista labada magaalo oo iska hortaagay inay u qabsooman labada showba se ay kaliyaata laba xafladood ay ka heestay oo madaxtooyada Garoowe dhexdeda ka dhacay.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …