Home Celebrity News & Gossip Waa Maxay Sababta Nasteexo Indho u Weerartay Cali Khaliif Galaydh?

Waa Maxay Sababta Nasteexo Indho u Weerartay Cali Khaliif Galaydh?

59 second read
Comments Off on Waa Maxay Sababta Nasteexo Indho u Weerartay Cali Khaliif Galaydh?
0
6,726

Fanaanada caanka ah ee Nasteexo Mohamed Warsame “Nasteexo Indho” ayaa facebookgeda kusoo bandhigtay video uu kasoo muuqday siyaasi Cali Khaliif Galaydh isago shegay inuu Khaatumo ahaan ula heshiinayo Somaliland, Puntlandna ay tahay cadowgooda koowaad, Arintaas oo ka cadheysiisay Nasteexo indho iyadoo kusoo dul qortay weedh jees jees ka muuqdo oo ah “Ciroole saqiir u dhigan“.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …