Home Celebrity News & Gossip Nasteexo Indho oo muuqal buuq dhaliyay soo bandhigtay

Nasteexo Indho oo muuqal buuq dhaliyay soo bandhigtay

1 min read
Comments Off on Nasteexo Indho oo muuqal buuq dhaliyay soo bandhigtay
8
47,500

Fanaanada caanka ah ee Nasteexo indho aya Bishan bilowgeedi soo saartay muuqaalkii heesteeda Sahwi waxaana videoga ku jiray muuqaal ay wiilki is jeclaayen ay laabta is gelinayeen midaas oo sababtay inay dadka qaar dhaliilaan fanaanada.

Dhanka kale xogo u dhaw fanaanada ayaa sheegaya inay xidhiidh jaceyl ah oo rasmi ah ku jirto dhawaana guurkooda la iclaamin doono. Waxaan u rajaynaynaa Nasteexo guul dhanka fanka iyo dhanka nolosheeda gaar ahaneedba.

13680917_1024668904236365_3416975250313148496_n 13770322_1024668910903031_2113295850952708866_n 13872651_1024668020903120_6575534213684660935_n 13872668_1024668470903075_5710686566860391565_n 13876559_1024668094236446_3794383693856654910_n 13876578_1024668017569787_2886859440998303867_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …