Home Celebrity News & Gossip Nasteexo Indho oo Ku Dhawaaqday inay Qooto Qooto Ku Biirayso

Nasteexo Indho oo Ku Dhawaaqday inay Qooto Qooto Ku Biirayso

54 second read
Comments Off on Nasteexo Indho oo Ku Dhawaaqday inay Qooto Qooto Ku Biirayso
1
4,264

Fanaanada caanka ah ee reer norway Nasteexo Indho aya Live ay kasoo gashay bogeeda ay ku leedahay barta Facebook ku dhawaaqday in Universal Tv kusoo casuumen inay qayb ka noqoto riwaayada taxanaha ah ee Qooto Qooto ee lagu duubo London, iyaduna ay casuumadas aqbashay ayaamaha so socdana ay kasoo dhex muuqan doonto.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …