Home Celebrity News & Gossip Daawo Nawal El Zoghbi oo Fikirkeeda Bedeshay Una Heestay Nancy Ajram & Sherine

Daawo Nawal El Zoghbi oo Fikirkeeda Bedeshay Una Heestay Nancy Ajram & Sherine

1 min read
Comments Off on Daawo Nawal El Zoghbi oo Fikirkeeda Bedeshay Una Heestay Nancy Ajram & Sherine
0
639

Xidigada caanka ah ee u dhalatay dalka lebanon Nawal El Zoghbi oo waraysi newyearki kasoo muuqatay shaashada LBC ayaa sheegtay inay awal necbaan jirtay inay kasoo muuqato waraysiyada Tv-yada sidoo kale ay diiday barnaamijyo badan oo tartan heeso ah inay ka noqoto gadhwadeen codadka qiimeya sida barnaamijyada Arab Idol iyo The Voice, Se ay hada ogaatay inay qaldantay maadama oo dadku aad u jecelyihin inay arkaan mar walba fanaankoda oo aanu marnaba ka maqnaan shaashadadaha arintaasna ku tilmaamtay cashar ay baratay oo ay is daba qabatay.

Sidoo kale waxay sheegtay Nawal inay xidhiidh wanaagsan la leedahay dhamaan fanaaniinta tartanku ka dhexeeyo sida Sherine iyo Nancy Ajram iyadoo u heestay laba heesood oo caan ah oo ay qaadan labada xidigadood “Ah w noss” iyo “Ala Baly”.

[wpdevart_youtube]m3bpzXqJZ0c[/wpdevart_youtube]

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …