Home Celebrity News & Gossip Nimcaan Hilaac oo Xalay Lagu Xidhay Caasimada Suudan

Nimcaan Hilaac oo Xalay Lagu Xidhay Caasimada Suudan

1 min read
Comments Off on Nimcaan Hilaac oo Xalay Lagu Xidhay Caasimada Suudan
0
8,682

Fanaanka caanka ah ee Nimcaan Abdirahman Hassan “Nimcaan Hilaac” oo ku sugnaa ayaamihii u dambeyey caasimada Sudan ee Khartoum isagoo halkaas rabay inuu show ku dhigo se ay u suuro gali wayday ka dib markii lagu xidhay isla xaflada dhexdeedii.

Waxaa la sheegayaa in dhalinyaradii fanaanka Khartoum ku marti qaaday ayna haysan wax ogolaansho ah inay ku dhigtaan bandhig faneed Hallka xaflada iyagoo xaflada ku qaatay inay tahay mid aroos midaasna ay ka cadheysiisay ciidanka amaanka. Xidhitaanka fanaanka ayaa kusoo hagaagtay xili uu waayay ka mid ahaanshiyaha kooxdiisa Xidigaha Geeska oo shalay ku dhawaaqay inay eryeen fanaanka.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …