Home Celebrity News & Gossip Ma dhabaa in Hargeysa Lagu Xidhay NIMCAAN HILAAC?

Ma dhabaa in Hargeysa Lagu Xidhay NIMCAAN HILAAC?

59 second read
Comments Off on Ma dhabaa in Hargeysa Lagu Xidhay NIMCAAN HILAAC?
0
19,455

Fanaanka caanka ah ee Nimcaan Abdirahman Xassan (Nimcaan Hilaac) ayaa ayaamihii u dambeeyey bogaga qaar qorayeen in lagu xidhay Hargeysa ka dib markuu kasoo kicitimay Muqdisho oo uu hawl shaqo u joogay. Fanaanka ayaa xaqiijiyay in warkaas been yahay oo aanu weli Hargeisa iman wakhti xaadirkana Jabuuti ku Suganyahay dhawaana uu imanayo Somaliland oo ah Hoygiisa cidna ka xigin.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …