Home Celebrity News & Gossip Waa maxay Sababta Nimco Dareen uga baaqatay showyadii Yurub?

Waa maxay Sababta Nimco Dareen uga baaqatay showyadii Yurub?

2 min read
Comments Off on Waa maxay Sababta Nimco Dareen uga baaqatay showyadii Yurub?
0
7,990

Fanaanada caanka ah ee Nimco Dareen oo balan la lahayd taagerayasheda Yurub gaar ahaan Vienna, Frankfurt iyo Stockholm oo ay ku lahayd 3 xafladood weekgi u dambeeyey ee December ayaa suurogali waayay, iyadoo showyadaas uu ku wehelinayay fanaanka weyn ee Lafoole iyo Dj Subeer oo Baaqashada Nimco ka dib keligood u tumay labada show ee Austaria iyo Frankfurt. Hadaba mar aanu la xidhiidhney fanaanada ayaanu ogaanay inay martiqaad rasmi ah ka heshay qoyska Madaxweynaha jabuuti ee Ismaciil Cumar Geelle oo lahaa munaasabad aroos.

[espro-slider id=2063]

Hadaba Nimco oo si heer sare ah looga soo dhaweeyey carigaas Djibouti ayaa hees hadyad uga dhigtay dawlada iyo dalka iyo dadka reeer jabuutiba ay ku amaanayso. Waxaana xusid mudan inay Dareen markii ugu horeysay usoo kaxayso gabadha ay dhashay ee Najma Abukar oo markii ugu horeysay dhulka Somalidu degto aragtey madama ay qurbe ku dhalatay horena aanay u iman.




[wpdevart_youtube]FQi0bcDDCW4[/wpdevart_youtube]

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …