Home Celebrity News & Gossip Daawo NIMCO DAREEN oo JABUUTI Timi Hees cajiibana Hadyad uga Dhigtay!!

Daawo NIMCO DAREEN oo JABUUTI Timi Hees cajiibana Hadyad uga Dhigtay!!

58 second read
Comments Off on Daawo NIMCO DAREEN oo JABUUTI Timi Hees cajiibana Hadyad uga Dhigtay!!
0
14,989

Boqorada dhaantada Nimco Muxumad Xassan “Nimco Dareen” ayaa safar degdeg ah ugu soo baxday Jabuuti iyadoo ay marti qaadey marwoda madaxweynaha Jabuuti Khadra Xayd. Nimco ayaa hadyad reer Jabuuti uga dhigtay hees macaan oo ay kusoo koobayso deeganada wadanka oo ay amaanayso sidoo kale madaxweynaha iyo xaaskiisa.

[wpdevart_youtube]FQi0bcDDCW4[/wpdevart_youtube]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …