Home Celebrity News & Gossip Nimco Dareen oo Furinle LONDON u Raacaysa

Nimco Dareen oo Furinle LONDON u Raacaysa

1 min read
Comments Off on Nimco Dareen oo Furinle LONDON u Raacaysa
9
38,896

Fanaanada caan baxday Nimco Muxumed Xassan “Nimco Dareen” oo Mudo dheer ku sugneed dhulkeeda Hooyo ee Casimada Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya DDSI ee Jigjiga aya Usbuucan gudihiisi safar lama filaana ugu soo baxday Addis ababa iyado kusii jeeda Cariga Ingiriiska halkaas oo ay deganeed. Ilo ku dhaw fanaanada aya shegaya inay u tagayso halkaas Xaflad aroos oo ay leeyihin eheladeda qaar ka mid ah. Waxaana xusid mudan in Xaajiga Nimco Dareen ee Musikistaha caanka ah ee Ahmed Wali Furinle hada ku Suganyahay Magalada Addis ababa oo uu safaarada Ingiriiska ka sugayo Visadi madama oo uu marti u yahay Bandhig sanadeedka Somali Week isaga iyo Xidigada caanka ah ee Yurub Geenyo. Waxaana la filaya Ayamaha so socda inay Nimco iyo xaajigeda iyo Yurub geenyo u Bixi Doonan London.

[wpdevart_youtube]-fLq7XXQwkA[/wpdevart_youtube]

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …