Home Celebrity News & Gossip Daawo Priyanka Chopra oo Xayesiinaysa Filmkeeda Cusub ee Hollywoodka ah

Daawo Priyanka Chopra oo Xayesiinaysa Filmkeeda Cusub ee Hollywoodka ah

1 min read
Comments Off on Daawo Priyanka Chopra oo Xayesiinaysa Filmkeeda Cusub ee Hollywoodka ah
0
2,556

Boqorada quruxda aduunka ee hore ahna Xidigada caalamiga ah ee u dhalatay dalka India Priyanka Chopra ayaa isku diyaarineysa sii deynta filmkeeda cusub ee Hollywoodka ah. Priyanka ayaa kasoo muuqatay majaladaha ugu caansan aduunka ee kasoo baxa dalka Mareykanka iyado lagu soo daabacay sawirka xayasiinta filmkeeda cusub ee Baywatch ee la filanayo in la daawan doono 26May e sanadkan.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …