Home Celebrity News & Gossip Priyanka Chopra oo Loo Doortay Xidhidhiyaasha Xaflada Abaalmarin Caalami ah

Priyanka Chopra oo Loo Doortay Xidhidhiyaasha Xaflada Abaalmarin Caalami ah

52 second read
Comments Off on Priyanka Chopra oo Loo Doortay Xidhidhiyaasha Xaflada Abaalmarin Caalami ah
0
860

Boqorada quruxda aduunka ee u dhalatay dalka India Priyanka Chopra ayaa mahrajaanka abaalmarinaha caalamiga ah ee  Gloden Globes qeybtiisa 74aad u doorteen xidigadaas inay ka mid noqoto xidhiidhiyaasha xaflada ee gudoonsiin doona abaalmarinta cida ku guuleysata. Xafladan ayaa dhici doonta 8 January waxaana si toos ah looga daawan doona NBC.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …