Home Celebrity News & Gossip Priyanka Chopra oo u Sharaxan Abaalmarin Caalami ah Mar Labaad

Priyanka Chopra oo u Sharaxan Abaalmarin Caalami ah Mar Labaad

56 second read
Comments Off on Priyanka Chopra oo u Sharaxan Abaalmarin Caalami ah Mar Labaad
0
1,373

Boqorada quruxda aduunka ahna xidigada Bollywood Priyanka Chopra ayaa u sharaxan Abaalmarinta caalamiga ah ee People’s Choice Awards sanadii labaad iyadoo ka sharaxan inay tahay fanaanada iyo atrishada ugu fiican. Waxaana xusid mudan inay Priyanka abaalmarinta atrishada ugu fiican sanadkii hore  ku guulaysatay iyadoo abaalmarinta ku qaadatay xaflad aad u balaadhano dhacday January 2016.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …