Home Celebrity News & Gossip Qaraxii Manchester Kadib Ariana Grande oo u Balanqaaday Qoysaska Taageeradedi Geeriyodey inay Xaflad Cusub u Qabanayso

Qaraxii Manchester Kadib Ariana Grande oo u Balanqaaday Qoysaska Taageeradedi Geeriyodey inay Xaflad Cusub u Qabanayso

1 min read
Comments Off on Qaraxii Manchester Kadib Ariana Grande oo u Balanqaaday Qoysaska Taageeradedi Geeriyodey inay Xaflad Cusub u Qabanayso
0
4,625

Xidigada da’da yar ee u dhalatay dalka Mareykanka Ariana Grande oo xafladeedi u dambaysay ee ka dhacday magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska weerar argagixiso ay kusoo qaaden kooxda xagjirka ah ee Daacish halkaas oo ay ku naf waayen tiro labaataneeyo qof gaadhaysa oo dhalinyaro u badan, Arintan oo argagax ku abuurtey fanaanadan ayaa sheegtay inay aad uga naxday una xumaatay falkaas xun ee dhacay una balan qaaday inay xaflad cusub u qaban doonto ooy ku taageereyso qoysaskii caruurtooda ku waayay weerarkaas.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …