Home Celebrity News & Gossip Ragheb Alama & Haifa Wehbe oo Ereyo Jaceyl ah isku Diray!

Ragheb Alama & Haifa Wehbe oo Ereyo Jaceyl ah isku Diray!

1 min read
Comments Off on Ragheb Alama & Haifa Wehbe oo Ereyo Jaceyl ah isku Diray!
0
1,971

Fanaanka caanka ah ee Ragheb Alama ayaa wakhti uu twitterka su’aalo uga jawaabayay dad weynaha ku xidhan bogiisa la weydiiyay xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo xidigada ay isku wadanka kasoo jeedan ee Haifa Wehbe wuxuuna ku jawaabay “Xidhiidhka naga dhexeya Haifa Wehbe waa mid aad u fiican wana saxiibad ku qaali ah qalbigayga” Haifa ayaa iyaduna markay aragtay hadalkiisa uso jawaabtay oo tidhi “Oh xabibi mahadsanid ana wan ku jecelahay”.

12195768_852162154903359_371811141808974182_n-1

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …