Home Celebrity News & Gossip Dhab miyaa in ay kala hadheen Rihanna iyo Drake

Dhab miyaa in ay kala hadheen Rihanna iyo Drake

1 min read
Comments Off on Dhab miyaa in ay kala hadheen Rihanna iyo Drake
1
6,735

Boga PEOPLE ee hollywood aya qoray in aysan kala hadhin labada xidig ee Rihanna iyo Drake oo xidhiidh jaceyl ka dhexeeyey se xidhiidhkas aanu ahayn mid rasmi ah oo u yahay mid furan oo bilaa shuruud (Open relationship). Waxaana xusid mudan in lamaanahan aadka loo jecelyahay ay ku dhawaaqen xidhiidhkooda bishii July iyadoo Drake uu sheegey inu jecelyahay Rihanna kuna tilmaamey in ay tahay Legend.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …