Home Celebrity News & Gossip Rihanna oo Ka Cadhootay Xidhiidhka Cusube Jennifer Lopez iyo Drake

Rihanna oo Ka Cadhootay Xidhiidhka Cusube Jennifer Lopez iyo Drake

1 min read
Comments Off on Rihanna oo Ka Cadhootay Xidhiidhka Cusube Jennifer Lopez iyo Drake
0
1,491

Saxaafada caalamiga ah ayaa qortay in Xidigada caalamiga ahe Rihanna ay Follow-da instgramka kala noqotay saaxiibaded fanaanada calamiga ahe Jennifer Lopez ka dib markay ogaatay inay xidhiidh jaceyl ah oo hoos ahaan ahi ka dhexeeyo jaceylkeedi hore ee Drake. Waxaana xusid mudan inay kamaradaha paparazzi qabanayeen Drake oo kasoo qayb galay labadii xafladood e ugu dambeeyey ee ay ka heestay Jennifer Lopez.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …