Home Arimaha Bulshadda Daawo Gabdho Mataano ah oo Tartanka Quruxda Kaalinta 1aad & 2aad ku Guulaystay!!

Daawo Gabdho Mataano ah oo Tartanka Quruxda Kaalinta 1aad & 2aad ku Guulaystay!!

1 min read
Comments Off on Daawo Gabdho Mataano ah oo Tartanka Quruxda Kaalinta 1aad & 2aad ku Guulaystay!!
0
9,998

Rina Chibany iyo Romy Chibany oo ah gabdho u dhashay wadanka Lubnaan aya ka qayb galay tartanka quruxda wadankaas ee MISS LEBANON Sanadii 2012 iyadooy u suurto gashay in ay kaalinta koowaad gasho RINA halkay mataanteeda ROMY gashay kaalinta labaad.

[espro-slider id=727]

Arintan aya dad badan ku riday yaab maadamo oo ay ku cusbeed dhanka kalena dad badan ayaa ku farxay oo ila hada la socda dhaqdhaqaaqyadoda kuna xidhan bogoga ay ku leyihin baraha bulshada sida facebook iyo instgram. Waxaana xusid mudan in tartanka quruxda sanadkan uu manta ka dhacayo wadankaas wanan idin soo gudbin doona.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Arimaha Bulshadda

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …