Home Celebrity News & Gossip Elissa oo Xaflad aad u balaadhan ugu Dabaaldagtay ALBUMkeeda

Elissa oo Xaflad aad u balaadhan ugu Dabaaldagtay ALBUMkeeda

1 min read
Comments Off on Elissa oo Xaflad aad u balaadhan ugu Dabaaldagtay ALBUMkeeda
0
1,709

Shirkada ugu weyn Bariga dhexe ee Musicga e ROTANA ayaa fanaanada caanka ah ee ELISSA ugu dhigtay Beirout xaflad aad u balaadhan oo ay ugu dabaal dagayaan Albumkeedi u dambeeyey ee SAHARNA YA LEIL oo noqday albumkii ugu iibka badnaa sanadkan 2016 malaayiina ka daawaden youtubeka kana dhagaysteen Anghamy.

[espro-slider id=1341]

Elissa ayaa sheegtay inay ku faraxsantahay inuu Albumkeedu hirgalo dad badana iibsadaan sidoo kale sheegtay inay ku faraxsantahay Videoclipkeeda cusub ee xaflada lagu sii dhex daayay. Waxaana xusid mudan inay xaflada kasoo qayb galeen saxaafada ka sakow fanaanin iyo jilayaal ay ugu caansanyihin Caasi Al Xalaani.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …