Home Celebrity News & Gossip Saad Lamjarred oo Kufsi Loo Haysto

Saad Lamjarred oo Kufsi Loo Haysto

1 min read
Comments Off on Saad Lamjarred oo Kufsi Loo Haysto
0
1,841

Xidiga caanka ah ee u dhashay wadanka Morocco e Saad Lamjarred ayaa lagu xidhay Paris ka dib markii dacwad ka dhan ah lagu soo oogay oo kufsi ah. Ilaa hada warar faahfaahsan lagama soo saarin dhacdadan waxaana xusid mudan in fanaaniin badan oo ay isku wadan yihiin barbar istaagen una muujiyeen taageero waxaana ugu horeysey dadkaas fanaanada weyn ee Samira Said.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …