Home Celebrity News & Gossip Safiirada WHO DDSI Nimco Dareen oo Hambalyo u Dirtey Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus

Safiirada WHO DDSI Nimco Dareen oo Hambalyo u Dirtey Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus

1 min read
Comments Off on Safiirada WHO DDSI Nimco Dareen oo Hambalyo u Dirtey Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus
0
8,063

Xidigada Somaliyeed ahna Safiirada WHO ee caafimaadka Dawlad degaanka Somalida itoobiya Nimco Dareen ayaa hambalyeysey Tedros Adhanom Ghebreyesus oo loo doortay in uu madax u noqdo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Nimco ayaa kusoo qortey qoraalka ciwaankeda rasmiga ah ee facebook waxanay tidhi “Congratulation Dr Tedros and Africa in general great achievements for Africa.I envision a world where everyone can lead Healthy and productive lives , regardless of who they are or where they live”.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …