Home Celebrity News & Gossip Yaa ka cadhaysiiyay Sahra Ilays?

Yaa ka cadhaysiiyay Sahra Ilays?

56 second read
Comments Off on Yaa ka cadhaysiiyay Sahra Ilays?
2
16,060

Fanaanada caanka ah ee Sahra Ilays ayaa sheegtay in heesteeda “SIDA DAMAL HADH WAYN” fanaanad cusub oo la yidhaahdo MUNA XIDIGTA ay codkeeda iska saaratay iyadoo aan xusin fanaanada leh iyo abwaanka toona. Waxayna ugu baaqday inay sheegto intaney heesta qaadin cida asal ahaan iska leh oo xuquuqdeda aney ku gafin.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …