Home Celebrity News & Gossip Donald Trump iyo Fadeexad Cusub

Donald Trump iyo Fadeexad Cusub

1 min read
Comments Off on Donald Trump iyo Fadeexad Cusub
0
3,537

Musharaxa jagada madaxweynaha ee dalka Mareykanka ee Donald Trump ayaa marba marka ka dambaysa ay fadeexadihiisa soo baxayaan midaaso sababtay in uu taageerayaal fara badan ku waayo waxaana ugu dambaysay fadeexadiisa Salma Hayek banaanka keentay.

Atrishada caanka ah ee Hollywood Salma Hayek ayaa sheegtay in Donald Trump ay ku kulmeen xaflad ka dibna Donald isku dayay in ninkey jecleed laaluusho kana dalbay inuu gaar ah ula kulanto se ay diiday midaasna ay sababtay inuu aad u cadhoodo Trump ka dibna suuqa u galiyo war beena si uu sumcadeeda u xumeeyo.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …