Home Celebrity News & Gossip Xidigaha India oo Dawladooda Taageray

Xidigaha India oo Dawladooda Taageray

57 second read
Comments Off on Xidigaha India oo Dawladooda Taageray
0
4,626

Xidigaha Bollywood Salman Khan iyo Aishwarya Rai Batchan ayaa taageeray go’aanka ra’iisal wasaaraha India ee lagu joojiyay isticmaalka Lacagaha 1000 iyo 500 rupee midaas oo yareen doonta lacagta sharci darada ah iyo kootarabanka hoos u dhacna ku keeneysa Mafia-yada wadankas. Waxaana xusid mudan inay taageeren go’aankan sidoo kale Kareena Kapoor, Deepika Padukone iyo Amir Khan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …