Home Celebrity News & Gossip Waa tuma gabadha xaday qalbiga Salman Khan?

Waa tuma gabadha xaday qalbiga Salman Khan?

1 min read
Comments Off on Waa tuma gabadha xaday qalbiga Salman Khan?
0
2,954

Saxaafada aduunka ayaa qoraya inuu jilaaga weyn ee Bollywood Salman Khan uu hada sheeko jaceyl ah la wado xidigada dharka xayasiisa e u dhalatay dalka ingiriiska Amy Jackson iyadoo lamaanahan in ka badan hal mar iyagoo wada jooga kamaradu qabatay.

15230682_1092128234219291_7616984013152777067_n

Amy ayaa mar la weydiiyay xidhiidhka ka dhexeeya Salman Khan tidhi “Gabartee aya diideysa inay la baxdo ama la haasawdo Salman Khan? Anu waxaan ahay gabar gashaanti ah wanan la sameen kara xidhiidh qof walba”. Waxaana xusid mudan inuu Salman kasoo qayb galay xafladii xadhig jarista filmkeeda cusub ee 2.0 ee la rajeynayo in laga daawan dono aduunka ciida hindida e Diwali 2017.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …