Home Celebrity News & Gossip Daawo Salman Khan oo u Rumeyn Doona Riyada Gabadha Aduunka Ugu Buuran

Daawo Salman Khan oo u Rumeyn Doona Riyada Gabadha Aduunka Ugu Buuran

1 min read
Comments Off on Daawo Salman Khan oo u Rumeyn Doona Riyada Gabadha Aduunka Ugu Buuran
0
4,031

Jilaaga weyn ee Bollywood Salman Khan ayaa la sheegaya inuu rumeyn doono riyada mid ka mid ah taageerayashiisa oo ah gabadha ugu buuran aduunka oo ku jirta cisbitaal ku yaala dalkaas India. Gabadhan oo lagu magacaabo Iimaan oo u dhalatay dalka Masar, aadna u jecel Salman Khan ayaa la sheegaya dalab ay dirsatay ka dib inuu ka ajiibay Salman dhawaana booqasho ugu tagi doono.

Iimaan ayaa la sheegay inuu miisaankeedu ka badanyahay 500kg iyadoo la rabo in la gaadhsiiyo 400kg si ay ugu suurto gasho in qalniin loo sameeyo lagaga jarjarayo baruurta.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …