Home Celebrity News & Gossip Salman Khan oo 12KG Iska Riday Filmkuu Katrina Kaif Lasoo Wado Aawadii

Salman Khan oo 12KG Iska Riday Filmkuu Katrina Kaif Lasoo Wado Aawadii

1 min read
Comments Off on Salman Khan oo 12KG Iska Riday Filmkuu Katrina Kaif Lasoo Wado Aawadii
0
2,648

Maalmihii lasoo dhaafay ayey Saxaafada Bollywood aad u faafisay sawirada jilaaga weyn ee Salman Khan isaga oo jimicsanaya iskana dhimaya miisaankiisa iyadoo midaasi ay sabab u tahay filmkiisa cusub ee Tiger Zinda Hai ee la filanayo in aduunka laga daawado 22December 2017.

Waxaanay intaa ku dareen saxaafada Bollywood inuu Salman rabo inuu iska rido miisaan dhan 12KG filmkiisa dartii, waxaana xusid mudan inuu waqti xaadirkan ku suganyahay Salman dalka Austaria isaga oo ay ku wehelineyso atrishada filmkiisan ee Katrina Kaif ee ku caanka ah magaca “Bollywood Barbie” quruxdeeda awadeed.




Filmkoodan ay hada duubayaan ayaa noqon doona qeybtii labaad e filmkoodi Ek Tha Tiger ee soo baxay 2012 ee uu duubay Kabir Khan halka filmkan uu ka duubayo Ali Abbas Zafar.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …