Home Celebrity News & Gossip Salman Khan Oo Maxkamada La Hor Keenay!!

Salman Khan Oo Maxkamada La Hor Keenay!!

1 min read
Comments Off on Salman Khan Oo Maxkamada La Hor Keenay!!
0
2,052

Xidiga weyn ee Bollywood Salman Khan ayaa maxkamada ku taala magaalada Jodhpur ee India hor yimid iyadoo manta xukunka ay ahayd in la rido. Maxkamada ayaa Danbigii lagu soo dalacay ka bari’ yeeshay oo riday, danbigaas oo ahaa inuu xoolo duur joog ah oo sii dabar go’aya ku ugaadhsaday Gobolka Rajasthan sanadii 1998 isagoo adeegsaday Hub rukhsadiisu dhacday.

Salman Khan ayaa diiday inuu haba yaraate waraysi siiyo saxaafada isagoo isla markay dhamaatay maxkamadu toos uga baxay madashaas, Waxaana xusid mudan inuu taageerayaashiisa uga mahad celiyey bogiisa uu ku leyahay twitterka.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …