Home Celebrity News & Gossip Taageerayasha Samira Said oo u Dabaaldagay Sanadguradii 59aad e Dhalashadeeda

Taageerayasha Samira Said oo u Dabaaldagay Sanadguradii 59aad e Dhalashadeeda

1 min read
Comments Off on Taageerayasha Samira Said oo u Dabaaldagay Sanadguradii 59aad e Dhalashadeeda
0
883

Taagerayasha fanaanada weyn ee Samira Said ayaa u dabaaldagay dhalashadeedi 59aad oo ku beegned manta oo bishu tahay 10 January iyagoo baraha bulshada sida twitterka iyo facebook iyo Instagram u mariyey hambalyo una sameeyey sawiro iyo videos ay ugu talagaleen. Waxaana xusid mudan in Hashtag #HappyBirthdaySamira uu noqday mid ka mida trendska caalamiga ah ee loogu isticmaal badnaa saacadihi u dambeeyey.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …