Home Celebrity News & Gossip Abwaan Sangub wuu noolyahay manuu dhiman

Abwaan Sangub wuu noolyahay manuu dhiman

1 min read
Comments Off on Abwaan Sangub wuu noolyahay manuu dhiman
0
14,091

Waxa dhagaha shacabka kusoo dhacayay ilaa xalay warar been ah oo sheegaya inuu geeriyooday abwaankii Somaliyeed Maxamuud Cabdilaahi Ciise (SANGUB) oo mudooyinkii u dambeeyey ku xanuusanayay cisbitaalka Digfeer ee caasimada Muqdisho.

Warkan oo la mid ah warar badanoo hore oo been ah oo shakhsiyaad caan ah oo Somaliyeed qaabkaas oo kale looga sameeyey waxaana ka dambeeyey rag websites caato ah iska leh oo arsaaqadii meel xun ka gashay inay dadka nolosha ku dilaan.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …