Home Celebrity News & Gossip Selena Gomez oo Dib Shaashada uga Soo Muuqatay Xanuunkeedi Kadib!

Selena Gomez oo Dib Shaashada uga Soo Muuqatay Xanuunkeedi Kadib!

1 min read
Comments Off on Selena Gomez oo Dib Shaashada uga Soo Muuqatay Xanuunkeedi Kadib!
0
2,713

Xidigada caalamiga ah ee Selena Gomez ayaa kasoo dhex muuqatay xafladii qaybinta Abaalmarinta caalamiga ah ee AMERICAN MUSIC AWARDS 2016 iyadoo la siiyay FAVORITE POP ROCK ICON 2016. 

7

Selena ayaa halkaas ka jeedisay hadal saameeyey dadweynaha goobtaas ku sugnaa iyadoo sheegtay mudadii ay nasashada iyo is daaweynta ay ku jirtay inay heshay fursad ay la qaadato waqti dadka jecel ee ay jecleed sidoo kale waxay u mahadcelisay taagerayaasheda garab istaagay una codeeyey si ay u muteysato abaalmarintan caalamiga ah.

8




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …