Home Celebrity News & Gossip Selena Gomez oo Xanuun awgii u Baajisay Fankeedi

Selena Gomez oo Xanuun awgii u Baajisay Fankeedi

59 second read
Comments Off on Selena Gomez oo Xanuun awgii u Baajisay Fankeedi
0
1,853

Xidigada da’da yar ee u dhalatay dalka Maraykanka Selena Gomez aya dhamaanba xafladaheedi baajisay sanadkan iyo hawlo faneedkeedi oo idil xanuun awgii. Selena aya hada ku jirta Cisbitaalo lagu daaweyo xanuunada dhimirka (Nafsiga) ah iyado la sheegay in ay ka cabanayso werwer iyo naxdin farabadan oo ay dareento oo uu sabab u yahay xanuunka “LUPUS” ee haya fananada.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …