Home Celebrity News & Gossip Shahrukh Khan oo Daaha Ka Qaaday Xiliga RAEES Soo Dagayo

Shahrukh Khan oo Daaha Ka Qaaday Xiliga RAEES Soo Dagayo

1 min read
Comments Off on Shahrukh Khan oo Daaha Ka Qaaday Xiliga RAEES Soo Dagayo
0
2,367

Bogaga Bollywood ee fanka ayaa sheegay in 27 January si rasmi ah looga dawan doono aduunka  filmka RAEES ee Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan.
11295863_1446328052329059_4643633876999320666_n Warar ayaa sheegay in filmkan dib loo riday lana bedeli doono Atrishada Pakistaniyada ah ee Mahira Khan ee la metelaysa Shahrukh khan. Midaasna waxay sababtay inuu jawaab cad bixiyo soo saaraha filmkan Ritesh Sidhwani oo sheegay in aan filmkan dib wakhtigiisa looga ridi doonin lana bedeli doonin Mahira Khan.

Shahrukh Khan aya filmkan ku metalaya nin khamriga si sharci daro ah uga ganacsada gobolka Gujarat oon laga ogoleen iibka khamriga.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …