Home Celebrity News & Gossip Shahrukh Khan oo Lugta Laga Qalayo Bilaha Soo Socda!

Shahrukh Khan oo Lugta Laga Qalayo Bilaha Soo Socda!

1 min read
Comments Off on Shahrukh Khan oo Lugta Laga Qalayo Bilaha Soo Socda!
0
1,883

Saxaafada fanka caalamka ayaa sheegay inuu Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan gali doono qalniin dhanka lugta ah bilaha inagu soo food leh. Waxaanay intaas ku dareen inu Shahrukh Khan uu galay qalniin bishii shanaad ee 2015 se aanu nasan oo damqasho badan ku dhacday nabarka iyadoo la siiyay daawoyin xanuunka ka yareeya, se dhakhtarka xidigan ayaa sheegay inu qalniin gali doono sanadka cusub bilowgiisa.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …