Home Celebrity News & Gossip Shakira oo Qofka ugu Muhiimsan Nolosheeda Abaalmarinteeda Caalamiga ah u Hibeysay

Shakira oo Qofka ugu Muhiimsan Nolosheeda Abaalmarinteeda Caalamiga ah u Hibeysay

1 min read
Comments Off on Shakira oo Qofka ugu Muhiimsan Nolosheeda Abaalmarinteeda Caalamiga ah u Hibeysay
0
8,303

Xidigada caalamiga ahe Shakira aya ku guulaysatay Laba Abaalmarinood o ah Latin Grammy Awards 2016  1- Heesta ugu fiican e sanadka e talantaaliga ah “La Bicicleta” e ay la qaaday Carlos Vives, 2- Record of the Year. Shakira waxay u mahadcelisay taagerayasheeda u codeeyey si ay u hesho abaalmarinahan sidoo kale waxay abaalmarintan u Hibeysay labadeeda wiil ee Sasha iyo Milan iyo qofka ugu muhiimsan nolosheeda kaas oo ah jaceylkeeda xidiga xulka kubada cagta ee Barcelona Gerard Pique.

1012471_10202575998585338_843089221_n

Waxaana xusid mudan in aanay Shakira ka qeyb galin xaflada qeybinta abaalmarintan arimo khuseeya nolosheeda gaar ahaaneed awgeed.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …