Home Celebrity News & Gossip Dhunkashada Jennifer Lopez ee Ninkeedi Hore Marc Anthony oo Ka Cadheysiisey Xaaskiisa!!

Dhunkashada Jennifer Lopez ee Ninkeedi Hore Marc Anthony oo Ka Cadheysiisey Xaaskiisa!!

1 min read
Comments Off on Dhunkashada Jennifer Lopez ee Ninkeedi Hore Marc Anthony oo Ka Cadheysiisey Xaaskiisa!!
1
14,523

Sidey u muuqato dhunkashadii dhex martay Marc Anthony iyo xaaskiisi hore ee Jennifer Lopez ee xafladi qaybinta Abaalmarinta LATIN GRAMMY’S 2016 ayaa waxay sabab u noqotay cadhada xaaska Marc Anthony ee ah xidigada dharka xayasiisa Shannon De Lima, Iyadoo saxaafada Hollywood qorayaan inay si xad dhaafa uga cadhootay arinkaas ninkeedu ku kacay midasna sababtay inay kala tagaan.

[espro-slider id=1548]

Waxaana xusid mudan inay Jennifer Lopez iyo Marc Anthony ay kasoo qayb galeen xafladii Latin Grammys iyagoo halkaas hees ka wada qaaday abaalmarintii u ku guulaystay Marc Anthony ee ahayd Qofka sanadka ay gudoonsiisay xaaskisi hore e Jennifer iyadoo amaantay oo tidhi “Kaliya maaha qofka sanadka e wa sanadahoo dhan” ka dibna dhunkasho diiran isku dhaafsaday masraxa taaso sababtay buuq fara badan dhanka kalena ka farxisay taageerayasha isla jecel lamaanahan is furay 2014 ka dib markay is qabeen 10 sano.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …