Home Celebrity News & Gossip Colaadii AHLAM & SHATHA HASSOUN oo Markale Daarmatay!!

Colaadii AHLAM & SHATHA HASSOUN oo Markale Daarmatay!!

1 min read
Comments Off on Colaadii AHLAM & SHATHA HASSOUN oo Markale Daarmatay!!
0
2,098

Fanaanada Ciraaqiyada ah ee Shatha Hassoun ayaa waraysi ay siisay Al Arabiya lagu weydiiyay inay fanaanada weyn ee reer Imaarat Ahlam ka dambeyso in Mahrajaanada Imaaratka iyo Khaliijkaba laga dalban waayo maadama oo khilaaf weyn u dhexeeyo. Shatha ayaa sheegtay inayna u maleyneen inay Ahlam awoodaas leedahay ay ku saameyn karayso xafladaha iyo Mahrajaanada duwaliga ah ee waaweyn.

Waxaana xusid mudan inay Shatha Albumkeedi u dambeeyey fashilmay suuqa iibka albumyadana kaalmaha hore soo gali waayay midaas oo kalifi karta in shirkada usoo saarta Albumyadu ee Rotana ay xadhiga u jaraan.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …