Home Celebrity News & Gossip Sherine oo Wariye isku Bedeleysa

Sherine oo Wariye isku Bedeleysa

1 min read
Comments Off on Sherine oo Wariye isku Bedeleysa
0
3,436

Xidigada Masar Sherine Abdelwahab ayaa daaha ka qaaday mashruuceda cusub ee ay shaashada kusoo gali doonto midkaas oo noqon doona Barnaamij faneed iyo waraysi iskugu jira ay marti u noqon doonan fanaaninta ugu caansan wadanka carbeed.

11898603_815517025212698_130308218461463172_n

Barnaamijkan aya ka duwanaan doona barnaamijyada kale oo idil ee Studio gaar ah loo sameyo iyadoo Sherine ay sheegtay in ay iyadu Guryahooda ugu tagi doonto xidigaha martida u ah. Barnaamijkan ayaa kasoo gali doona Channelka DMC ee Masriga ah waxana la filaya in si toos ah loo daawan doono bisha December ee sanadkan 2016.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …