Home Celebrity News & Gossip Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait

Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait

1 min read
Comments Off on Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait
0
819

Xidigada masriyada ah ee Sherine Abdelwahab ayaa kasoo muuqatay masraxa mahrajaan faneedka ee ugu caansan dalka Kuwait ee “Febrayar Kuwait” iyadoo halkaas kusoo bandhigtay heesahedi loogu jeclaa, Sherine ayaa ku xaragoonaysay toob aad u quruxbdan oo dahabi ah oo saxaafadu aad u amaaneen. Waxaana xusid mudan inuu hada socdo barnaamijkeedi kowaad ee “Shery studio” oo ah talk show ay xidigaha jilitaanka iyo heesaha ay ku casuumto.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …