Home Celebrity News & Gossip Sherine : Hadaan fanka joojiyo waan dhimanayaa!!

Sherine : Hadaan fanka joojiyo waan dhimanayaa!!

1 min read
Comments Off on Sherine : Hadaan fanka joojiyo waan dhimanayaa!!
0
2,940

Fanaanada caanka ah ee reer Masar Sherine Abdelwahab ayaa bogaga ay ku ledahay baraha bulshada so dhigtay video gaaban ay leedahay “Hadaan heesida joojiyo wan dhimanaya” videogan oo ka mid aha musalsalkeedi “Dariiqii” ee ramadantii 2015 soo baxay, midaas oo ay taagerayasha fananadu u fahmeen inay fariin cad tahay siday fanka u jeceshahay Sherine oo aney uga maarmi karin.

Waxaana xusid mudan in Sherine hada ku mashquulsantahay dhamaystirka duubista barnaamij faneedka ay soo wado ee ay marti ugu noqonayaan xidigaha bariga dhexe iyo woqooyiga afrika ugu cadcad.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …