Home Celebrity News & Gossip Snapchat oo Haifa Wehbe Kaligeed u Fasaxay wax dadka kale loo diiday

Snapchat oo Haifa Wehbe Kaligeed u Fasaxay wax dadka kale loo diiday

1 min read
Comments Off on Snapchat oo Haifa Wehbe Kaligeed u Fasaxay wax dadka kale loo diiday
0
8,049
Fanaanada caanka ah ee Lebanon u dhalatay Haifa Wehbe oo mudo ka maqneed snapchatka ka dib markii la joojiyay filterki shinida aya si toos ah ula xidhiidhey shirkada snapchat kana codsatay in si gaar ah iyada loogu si daayo filterkas maadama oo anay isticmalli karin snapchatka filterkaas la’aantiis. fanaanadan oo caan ku ah filterka shinida iyadoo abuurtay shakhsiyad an jirin oo ay u bixisay “BEE HAIFA” (Shinidi Haifa) oo ay kaga qosliso dadka ku xidhan ee la socda snapskeeda.

14433030_1173383242751189_4007484678785070792_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …