Home Celebrity News & Gossip Shahrukh Khan oo u dabaaldagay Buugiisa SRK 25 Years Of A Life

Shahrukh Khan oo u dabaaldagay Buugiisa SRK 25 Years Of A Life

58 second read
Comments Off on Shahrukh Khan oo u dabaaldagay Buugiisa SRK 25 Years Of A Life
0
2,115

Boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan ayaa kasoo qayb galay xaflada Buugisa SRK 25 Years Of A Life ee ay qortay qoraaga Samar Khan. Xafladan oo ka dhacday hotel weyn oo ku yaala Mumbai 9November iyadoo ay kasoo qayb galeen saxaafada wadankaas. Buugan ayaa ka hadlaya filmadii ugu muhiimsanaa ee uu jilo Shahrukh Khan ee guusha weyn uu ka gaadhay.2

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …